Wariye ka shaqeeya warbaahinta gudaha oo loo magacaabay afhayeenka madaxtooyada Puntland

Wariye Jaamac Dabaraani. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Axad Jaamac Yuusf Dabaraani u magacaabay afhayeenka madaxtooyada Puntland, sida lagu sheegay war-saxaafadeed soo baxay galabta.

Afhayeenka cusub, Jaamac Dabaraani ayaa ah wariye ka shaqeynayay warbaahinta gudaha muddo dhowr iyo toban sanno ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*