somali news
Ciidamada amaanka Soomaaliya oo garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabtay diyaarad raashin dhacay u waday gobolka Gedo
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho waxa ay ku qabteen diyaarad raashin dhacay u waday gobolka Gedo ee Soomaaliya, sida ay ku warantay wakalaada wararka dowlada Soomaaliya. Madaxa […]