somali news
Madaxweyne Cabdiweli oo maanta oo Khamiis ah u safraya Gaalkacyo
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa la filayaa maanta oo Khamiis ah inuu u safro magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen saraakiil dowlada ah. “Maanta Madaxweynaha wuxuu safar ugu baxayaa Gaalkacyo si […]