somali news
Nin mayd ah oo laga helay baraak biyood kutaala degmada Buurtinle – Sawiro
Garoowe-(Puntland Mirror) Nin mayd ah oo aan la aqoonsan ayaa saakay oo Talaado ah laga helay baraak biyood kutaala degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, sida ay sheegeen ciidamada booliska iyo dadka deegaanka. Ninka ayaa laga […]