somali news
Janaraal Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Maraykanka
Virginia-(Puntland Mirror) Janaraal Maxamed Cali Samatar oo xilal badan kasoo qabtay dowladii kacaanka ahayd ee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare ayaa ku geeriyooday xalay oo Sabti ahayd gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. […]