somali news
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo mid 10-sanno oo xabsi ciidan ah ku riday afar nin oo katirsan kooxda Daacish
Baydhabo-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada federaalka Soomaaliya qaybteeda magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa maanta go’aan ka gaartay afar xubnood oo lagu eedeeyay in ay katirsanyihiin kooxda ISIS, kuwaasoo lagu qabtay dhawaan […]