somali news
Qayb kamid ah culimada Soomaaliyeed oo kasoo horjeestay qoondada haweenka laga siiyay baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya
Muqdisho-(Puntland Mirror) Qayb kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay qoondada ay haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin doorashada soo socota in ay tahay mid kahor imaanaysa caqiidada Islaamka. Bayaan shalay oo Isniin ahayd ay Muqdisho kasoo saareen, […]