somali news
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay guddiga ay dowladda u wakiilatay wadahadalada colaada Gaalkacyo
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Gaalkacyo kula kulmay guddi Puntland ay u wakiilatay wadahadalada ku saabsan colaada Gaalkacyo. Kulanka oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf Axmed ee Gaalkacyo […]