somali news
Soomaaliya oo bartilmaameedsanaysa suuqyo cusub oo loo dhoofiyo geela
Garoowe-(Puntland Mirror) Soomaaliya oo ah dalka saddexaad ee ugu badan geela, ayaa bartilmaameedsanaysa suuqyyo cusub oo loo dhoofiyo geela, iyadoo ay muuqato in dhaqaale fiican ka heleen ganacsiga dhoofka xoolaha nool. Dalka kuyaala Geeska Afrika […]