somali news
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ugu yaraan labo maleeshiyo Al-Shabaab ah ku diley gobolka Bakool
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo maleeshiyo Al-Shabaab ah ayaa lagu diley dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool maanta ooo Jimce ah, sida uu sheegay sargaal. Korneyl Teeso […]