somali news
Ugu yaraan saddex qof oo ku geeriyooday qarax ka dhacay makhaayad shaah oo kutaala Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay 11 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib qarax lagu qariyay caawa fiidkii makhaayad yar oo kutaala Muqdisho, sida ay sheegeen saraakhiisa booliiska iyo kuwa dowladda. Afhayeenka […]