somali news
Al-Shabaab oo sheegtay in 57 askari oo Kiinyaati ah ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhig ciidan
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ururka hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegaya in ay dileen ugu yaraan 57 askari oo Kenyaati ah kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig milatari oo kuyaala deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada Hoose, una […]