somali news
Dooni ganacsi oo ku socotay Hobyo oo ku degtay biyaha Badweynta Hindiya
Dubai-(Puntland Mirror) Dooni ay saarnaayeen alaabo ganacsi ayaa lagu soo waramayaa in ay ku degtay Badweynta Hindiya. Doonida ayaa ka timid dalka Isutaga Imaaraatka Carabta oo ay alaabaha ganacsiga ka soo qaatay waxayna ku socotay […]