somali news
Ugu yaraan hal askari oo katirsan ciidamada maamulka Jubbaland oo ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay deegaan u dhow Kismaayo
Kismaayo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan hal askari oo katirsan ciidamada maamul gooboleedka Jubbaland ayaa geeriyooday kadib markii ay la qaraxday miinada dhulka lagu aaso maanta oo Isniin ah, sida ay ilo-wareeyadu xaqiijiyeen. Ciidamada ayaa marayay deegaanka […]