somali news
Odayaasha dhaqanka gobolka Nugaal oo ciidamada gadoodsan ee Puntland u jeediyay in ay ka baxaan kantaroolka koonfureed ee magaalada Garoowe
Garoowe-(Puntland Mirror) Odayaasha dhaqanka gobolka Nugaal ayaa u jeediyay ciidamada gadoodsan ee Puntland in ay ka baxaan kantaroolka koonfureed ee magaalada Garoowe halkaas oo ay qabsadeen saddex beri kahor. Shir guud oo ay maanta oo […]