somali news
Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn uu ku sameeyay maxkamada ciidamada xilkii uga qaaday guddoomiyihii
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa isku shaandhayn uu ku sameeyay maxkamada ciidamada xilkii uga qaaday guddoomiyaha maxkamada ciidamada Puntland Kornayl Cabdifataax Xaaji Aadan, sida ilo-wareedyo ku dhow madaxtooyada ay u sheegeen warsidaha […]