somali news
Shirka Watashiga Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Horumarinta Magaalada Garoowe oo furmay
Garoowe-(Puntland Mirror) Shirka Watashiga Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee Horumarinta Magaalada Garoowe ayaa maanta oo Talaado ah ka furmay qolka shirarka ee haayada PDRC ee gudaha Garoowe. Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin katirsan dowladda oo ay […]