somali news
Raysulwasaaraha Soomaaliya oo u safray Turkiga
Muqdisho-(Puntland Mirror) Raysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta oo Arbaco ah u safray dalka Turkiga oo uu casumaad ka helay. Khayre ayaa kulan la yeelan doona masuuliyiinta Turkiga inta uu joogo halkaas. Safarka Raysulwasaaraha […]