Baarlamaanka Puntland oo tuuray kiis ka dhan ahaa xildhibaan Cawil Daad

Puntland Mirror
0 Min Read
Baarlamaanka Puntland. [Sawir Hore]

Baarlamaanka Puntland. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah tuuray kiis ka dhan ahaa xildhibaan Cawil Daad, sida uu sheegay guddoomiyaha baarlamaanka.

Xildhibaanka ayaa dhawaan waxaa dacwad ka gudbiyay xeer ilaalinta Puntland oo codsatay in baarlamaanka laga saaro.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *