Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay wax ka bedelka dastuurka

Baarlamaanka Puntland. [Sawir Hore]

Garoowe-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Puntland ayaa maanta oo Talaado ah ansixiyay wax ka bedelka dastuurka kadib fadhi ay ku yeesheen Garoowe.

54 xildhibaan ayaa u codeeyay wax ka bedelka dastuurka, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Qodobada wax laga bedelay ayaa waxaa kamid ah in xisbiyada ay noqdaan 9, halka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ay soo dooran doonaan shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*