Miisaaniyada baxaysa sanadka 2017-ka ayaa dhan $160,560,648,waxaana ka muuqata koror marka loo barbar-dhigo miisaaniyadihii sanidihii lasoo dhaafay baxay, sida ay sheegeen saraakiisha maaliyada Puntland.
Ma jirto miisaaniyad kabid ay Puntland hesho, balse waxaa jira in Bangiga Aduunka laga filayo taageero miisaaniyadeed.