Maxkamada ciidamada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku fulisay labo xubnood oo katirsan Al-Shabaab
Muqdisho-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah dil toogasho ah ku fulisay labo xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha maxkamada. Labada xubnood ayaa lagu helay in ay ku lug […]