Ciidamada Puntland oo xubno looga shaki qabo Al-Shabaab ku qabtay magaalada Baran
Baran-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland ayaa maanta oo Isniin ah saddex xubnood oo looga shaki qabo Al-Shabaab ku qabtay magaalada Baran ee gobolka Sanaag, sida ilo-wareedyo haayadaha ammaanka katirsan ay u sheegeen warbaahinta. Hal mid oo […]