Ugu yaraan labo qof oo ku dhimatay weerarka dhiigyacabnimo oo ay Somaliland kala hortagtay shacabka Laascaanood
Laascaano-(Puntland Mirror) Shalay oo ahayd 28ka May 2018 mudaaharaad nabadgelyo ah oo ay dhigayeen shacabka magaalada Laascaanood ayaa isu bedelay qalalaase dhiig ku daatay ka dib markii maamulka Soomaaliland ay kala hortageen weerar arxan daro […]