12 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn uu Mareykanku ka geystay duleedka Muqdisho
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in 12 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ay ku dileen duqeyn. Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa bayaan ku sheegay in duqeyntu ay Khamiistii ka dhacday meel 30 mayl koonfur-galbeed ka […]