Aksri katirsan garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo ku dhintay weerar ay maleeshiyo ku qaadeen garoonka
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Hal askari oo katirsan ciidamada Puntland ee ilaalada garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa ku dhintay kadib markii maleeshiyaad katirsan koonfurta Gaalkacyo ay weerar ku qaadeen garoonka subaxnimadii Talaadada, sida ilo-wareedyo dhanka ammaanka ay […]