Shir-weyne ku saabsan Soomaaliya oo ka furmay magaalada Brussels

Shir-weyne ku saabsan Soomaaliya oo ka furmay magaalada Brussels. [Sawirka: Twitter]
Brussels-(Puntland Mirror) Shir-weyne ku saabsan Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay wufuud ka socota Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo saaxiibada Soomaaliya oo caalamiga ah.

Ammaanka, dimuqraadiyada iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa ah ajandaha ugu weyn ee shirka oo socon doona 16 ilaa 17 July.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*