Laga bilaabo bisha soo socota ee Agoosto Norway ayaa aqoonsan doonta baasaboorka Soomaaliya noocyadiisa oo kala ah diblomaasi, kan shaqaalaha dowladda iyo kan dadka caadiga ah ee shacabka ah, sida maanta oo Jimce qoraal ay soo dhiggeen boggooda Twitter-ka ku sheegeen safaarada Norway ee Soomaaliya.
Dalka Norway oo aqoonsan doona baasaboorka Soomaaliya bisha soo socota

Leave a Comment