Madaxweynihii hore ee Masar Xusni Mubaarak oo lix sanno kadib helay xoriyadiisa
Qaahiro-(Puntland Mirror) Xusni Mubaarak, oo ahaa madaxweynihii Masar ee awooda laga tuuray sanadkii 2011-kii, sidoo kalena ahaa hoggaamiyihii kowaad ee wajaha maxkamad kadib kacdoonkii Guga Carabta ee maasheeyay hoggaamiyaal badan oo in badan talinayay, ayaa maanta […]