Al-Shabaab ku dhintay qaraxyo ay diyaarinayeen

Qaraxa ay ku dhinteen xubnaha Al-Shabaab ee ay diyaarinayeen. [Isha Sawirka: SNTV]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Labbo xubnood oo katirsan maleeshiyadda Al-Shabaab ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho maanta oo Arbaco ah, sida ay tebisay warbaahinta dowladda.

Labada xubnood ayaa ku sugnaa guri kuyaala Muqdisho marka uu ku qarxay walxo qaraxyo ah oo ay diyaarinayeen, sida ay wararku sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*