Xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyadda 2022
Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha xildhibaanada aqalka hoose iyo aqalka sare ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah si wadajir ah u ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2022 kadib saddex maalmood oo dood adag laga yeeshay miisaaniyadda. […]