• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ October 3, 2022 ] Hoggaamiye sare oo Al-Shabab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe Somalia
  • [ March 6, 2023 ] Madaxweyne Deni: Puntland qeyb kama ahan dagaalka gobolka Sool Somalia
  • [ January 23, 2023 ] Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib Somalia
  • [ January 16, 2023 ] Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere Somalia
  • [ December 19, 2022 ] Argentina oo ku guulaysatay Koobka Adduunka 2022 Sports
  • [ December 18, 2022 ] DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan Somalia
Home2022February

Month: February 2022

Puntland

Wasiirka Maaliyada Puntland oo dhagax dhigay dhismaha Bankiga Dowladda ee Boosaaso iyadoo aysan jirin lacag kaash ah

February 28, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Iyadoo Puntland ay tahay maamul aan haysan lacag kaash ah ayaa Wasiirka Maaliyada Xasan Shire Abgaal oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo dowladeed ay maanta dhagaxdhigeen dhismaha bankiga dowladda ee qeybtiisa magaalada Boosaaso. […]

Puntland

Taliyaha booliiska Nugaal oo sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay uga hortagi lahaayeen weerarada Al-Shabaab

February 26, 2022 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Taliyaha booliiska gobolka Nugaal Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin sidii ay uga hortagi lahaayeen kadib markii ay heleen warar sirdoon oo sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay damacsantahay in […]

Somalia

Mareykanka oo xadidaad socdaal dul dhigay masuuliyiin Soomaaliyeed

February 26, 2022 Puntland Mirror 0

Washington-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa isclaamiyay in uu xadidaad socdaal uu dul dhigay masuuliyiin Soomaaliyeed iyo shakhsiyaad kale kadib markii ay doorashada baarlamaanka wakhtigii qorshuhu ayaa lagu qaban waayay oo markale la kordhiyay. “Waxaan iclaamiyay siyaasadda […]

Somalia

Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo lagu dilay qarax ka dhacay Kismaayo

February 22, 2022 Puntland Mirror 0

Kismaayo-(Puntland Mirror) Shiikha caanka ahaa ee fadhigiisu ahaa magaalada Laas-caanood ee Shiikh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa maanta oo Talaado ah lagu dilay qarax lagula eegtay magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbaland, sida ay sheegeen xubno […]

Puntland

Labbo kamid ah ilaalada madaxweynaha Puntland oo ku dhintay qarax ka dhacay Boosaaso

February 21, 2022 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Labbo kamid ah ilaalada madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhintay qarax dhulka lagu aasay kaaso kolonyada madaxweynaha lagula beegsaday kantaroolka laga galo magaalada Boosaaso maanta oo Isniin ah, sida ay sheegeen […]

Somalia

Ugu yaraan 12 qof oo ku geeriyooday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Beledweyne

February 19, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday 14 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qof isa-soo miidaamiyay uu isku qarxiyay meherad kutaala magaalada Beledweyne ee bartamaha Soomaaliya, sida ay ku warantay warbaahinta […]

English News

Suicide Bomber Kills At Least 12 People as Somalia Readies Vote

February 19, 2022 Puntland Mirror 0

A suicide bombing in central Somalia left at least 12 people dead and 14 others injured, a police officer said by phone. The attack targeted a restaurant in Beledweyne, said Mohamed Dahir, a Somali police […]

Somalia

Shan qof oo ku dhimatay weeraro ay Al-Shabaab ka geysatay Muqdisho

February 16, 2022 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhigyo badan oo booliis iyo barkantaroolo amni oo kuyaala Muqdisho habeenimadii Arbacada, sida ay sheegeen saraakiil katirsan booliiska. Shan qof oo labo caruur ay yihiin ayaa lagu […]

Puntland

Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug oo afar xubnood oo katirsan Al-Shabaab ku xukuntay toogasho

February 1, 2022 Puntland Mirror 0

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Maxkamada ciidamada Puntland ee gobolka Mudug ayaa afar xubnood oo katirsan maleeshiyada Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah kuwaasoo lagu helay in ay door ku lahaayeen dilal khaarajin ah oo ka dhacay magaalada […]

Follow on Facebook

Most Read

  • Garaad Guud ee SSC oo ku laabtay Lascaano 15 sanno kadib

    January 23, 2023 0
    Garaad Jaamac oo sita calanka Soomaaliya. [Isha Sawirka: Facebook] Laascaano-(Puntland Mirror) Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee gobolada SSC ayaa maanta oo Isniin ah dib ugu laabtay magaalada Laascaano halkaas oo uu [...]
  • Ciidamada DFS oo la wareegay degmo xeebeedka Xara-dheere

    January 16, 2023 0
    Xara-dheere. [Sawir Hore] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa degmo xeebeedka Xarardheere ee gobolka Mudug kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareedyo katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay u sheegeen warbaahinta. Xarra-dheere oo [...]
  • DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay sargaal sare oo Al-Shabaab katirsan

    December 18, 2022 0
    Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawir Hore] Muqdisho-(Puntland Mirror) Wasraadda Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in sargaal sare oo katirsan maleeshiyada lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Juxaay. Sargaalka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yuusuf Maxamed [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Ugu yaraan afar qof oo ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay gobolka Karkaar

    April 2, 2017 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay tuulada Sheerbi ee gobolka Karkaar, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Shilka ayaa xalay oo Axad ahayd gelinkii dambe dhacay kadib markii [...]
  • Madaxweyne Deni oo ku eedeeyay DFS in ay ku xadgudbayso nidaamka federaalka, shir wadatashina ugu yeeray xildhibaanada ka soo jeeda Puntland

    February 7, 2020 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ku xadgudbayso nidaamka federaalka. Isaga oo ka hadlayay shir jaaraaid magaalada Boosaaso galabta oo Jimce ah, Madaxweynaha ayaa yiri: [...]
  • Golaha wasiiradda Soomaaliya oo ansixiyay odoros miisaaniyadeedkii ugu badnaa tan iyo 1991

    May 27, 2022 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii ansixiyay odoroska miisaaniyadda 2022 kadib kulankii golaha wasiiradda oo uu shir guddoominayay Raysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska raysulwasaaraha. Odoroska miisaaniyadda [...]

NEWS IN PICTURES

  • Deni, Puntland

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions