Dowladda Puntland oo si cad uga soo horjeesatay sharciga shidaalka Soomaaliya
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa ka soo horjeesatay sharciga shidaalka ee Soomaaliya kaasoo ay ansixiyeen haayadaha sharci dejinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo fiidnimadii Arbacada ka hadlayay munaasibad lagu qabtay […]