Fanaanadii Soomaaliyeed Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo ku geeriyootay Canada
Toronto-(Puntland Mirror) Fanaanadii Soomaaliyeed ee caanka ahayd Khadiijo Cabdullaahi oo loo yaqaan Daleys ayaa ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Canada, sida ay xaqiijiyeen qoyskeeda. Daleys oo da’deedu ahayd 81-sanno jir, waxay kamid ahaan jirtay […]