Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Cabdiweli oo salaan sharaf ka qaadanaya ciidamo katirsan Puntland. [Sawirka: Facebook]Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah yimid magaalada Garoowe, kaasoo noqonaya safarkiisii ugu horeeyay ee Puntland tan iyo markuu qabtay xafiiska.
Be the first to comment