Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in la kaalmeeyo dadka ay abaarta saameysay

COPENHAGEN, DENMARK - NOVEMBER 19: Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud attends the joint press conference after the first day of The High Level Partnership Forum Copenhagen (HLPF Copenhagen), which aims to maintain the momentum in the political transition process of Somalia with a view to fostering dialogue and reconciliation, in Copenhagen, Denmark on November 19, 2014. The two-day forum is built upon the results from the New Deal Conference on Somalia in Brussels in September 2013, and the HLPF Meeting in Mogadishu in February 2014 within the framework of Somalia Compact. (Photo by Freya Ingrid Morales/Anadolu Agency/Getty Images)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.  [Sawirka: Freya Ingrid Morales/Anadolu Agency/Getty Images]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka dalbaday bulshada iyo beesha caalamka in ay biyo iyo raashin ku caawiyaan dadka ay saamaysay abaarta ee kunool dalka.

“Abaarta waxay ka jirtaa meel walba laakiin waxay si gaar ah ugu dhufutay waqooyiga-galbeed iyo waqooyiga-bari, Somaliland iyo Puntland, halkaas oo xoolo badan ay mar hore ku dhinteen, iyo dhowr qof” ayuu yiri madaxweyne Xasan Shiikh oo wareysi siiyay warbaahinta Bloomberg News.

Ku dhawaad 5 milyan oo Soomaali ah, ayaa wajahaya cuno iyo biyo yaraan ay keentay abaarta ka jirta dalka, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*