Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta wasaaradda difaaca ee Muqdisho

 

qarax-wasaarada-difaaca-soomaaliya
Qaraxa oo wax yeeleeyay dhismaha wasaarada difaacda ee Soomaaliya. Sawirka: Twitter.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Qarax gaari ayaa lala beegsaday goor dhoweyd banaanka hore ee xarunta wasaaradda difaaca dowlada federaalka Soomaaliya ee Muqdisho, sida ay sheegayaan wararka.

Waxaa lagu soo waramayaa in weerarkaas uu khasaare sababay ayna ku dhinteen saraakiil katirsan ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya.

Faahfaahin dheeri ah mar dhow baan soo gudbin doonaa.

About Puntland Mirror 839 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*