• Home
  • Facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
Puntland Mirror Believable Media Website
  • Home
  • Somalia
    • Puntland
    • South-Central
    • Somaliland
  • English News
  • Sports
  • Business
  • Technology
  • Reports
News Ticker
  • [ February 23, 2019 ] Madaxweyne Deni oo kormeeray ciidamada difaaca Puntland oo ku sugan xerada 54-aad ee Garoowe Puntland
  • [ February 23, 2019 ] Burundi oo ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ay kala bixi doonaan Soomaaliya Somalia
  • [ February 20, 2019 ] Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi Somalia
  • [ February 18, 2019 ] Paul Formosa oo ahaa madaxii dekada Boosaaso ee la dilay oo aas loogu sameeyay dalkiisii World
  • [ February 16, 2019 ] Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub Puntland
Home2018September

Month: September 2018

Puntland

Dowladda Puntland oo raaligelin ka bixisay hadal Madaxweyne Cabdiweli uu dhawaan jeediyay oo taabanayay dadka Koonfur Galbeed

September 26, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa raaligelin ka bixisay hadal Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali uu dhawaan jeediyay oo taabanayay dadka Koonfur Galbeed. “Puntland waxay u sheegaysaa shacab weynaha Koonfur Galbeed in Puntland iyo Koonfur Galbeed ay […]

Somalia

Dilal loo geystay dad shacab ah oo ka dhacay Muqdisho

September 25, 2018 Puntland Mirror 0

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dilal kala duwan oo ka dhan ah dad shacab ah ayaa ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho saacadihii lasoo dhaafay, sida ay wararku sheegayaan. Shaqaale katirsanaa shirkadaha isgaarsiinta oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cabdi […]

Puntland

ISIS oo sheegatay masuuliyada dilka askari katirsan ilaalada madaxtooyada Puntland oo ka dhacay Boosaaso

September 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) ISIS ayaa sheegatay masuuliyada dilka askari katirsan ciidamada Puntland maanta oo isniin ah gudaha magaalada Boosaaso, wakaalada wararka ISIS ee Acmaaq ayaa sheegtay galabta oo Isniin ah. Hal askari oo katirsan ciidamada ilaalada […]

English News

ISIS claims responsibility for killing Puntland presidency guard

September 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garowe-(Puntland Mirror) Islamic State has claimed responsibility for killing Puntland soldier on Monday in Bosaso town, group’s Amaq news agency said Monday afternoon. One soldier of Puntland presidency guard identified as Ahmed Mohamed Jama Hurfe […]

Puntland

Taliyaha booliiska gobolka Nugaal oo shaqada laga ceyrshay

September 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa shaqada ka ceyriyay taliyaha booliiska gobolka Nugaal Faarax Galangooli, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday xafiiska madaxtooyada maanta oo Isniin ah. Madaxweynaha ayaa si kumeelgaar Janaraal Muxiyadiin […]

Puntland

Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday guddoomiyaha gobolka Nugaal

September 24, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faroweyne, sida lagu sheegay digreeto kasoo baxday xafiiska madaxtooyada maanta oo Isniin ah. Madaxweynaha ayaa Cabdisalaam Xasan Xirsi oo […]

Puntland

Askari katirsan ilaalada madaxtooyada Puntland oo niman hubeysan oo aan la garanayn ku dileen Boosaaso

September 24, 2018 Puntland Mirror 0

Boosaaso-(Puntland Mirror) Askari katirsan ciidamada Puntland ayaa niman hubeysan oo aan la garanayn ku dileen magaalada Boosaaso maanta oo Isniin ah, sida ilo-wareed katirsan haayadaha ammaanka uu u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Askari kale ayaa […]

English News

Puntland presidency guard shot dead by unknown gunmen in Bosaso

September 24, 2018 Puntland Mirror 0

Bosaso-(Puntland Mirror) A Puntland soldier was killed on Monday by unknown gunmen in Bosaso, security source told Puntland Mirror. Another soldier was injured in the shooting by the gunmen who escaped from the spot, according […]

Somalia

Maamul goboleedka Galmudug oo ka soo horjeestay kulan uu ugu yeeray Farmaajo

September 23, 2018 Puntland Mirror 0

Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay suurtagal ahayn in ay yimaadaan Muqdisho. Bayaan maanta oo Axad ah kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa lagu eedeeyay in madaxtooyada Soomaaliya […]

Puntland

Wasiirkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Puntland oo iscasilay

September 23, 2018 Puntland Mirror 0

Garoowe-(Puntland Mirror) Wasiirkii Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa xilka iskacasilay maanta oo Axad ah, isaga oo ku andacooday musuqmaasuq ka dhex jira mashaariic horumarineed. Warqada iscasilaadiisa, Cali ayaa ku sheegay […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 6 »

Follow on Facebook

Most Read

  • Burundi oo ku hanjabtay in dhammaan ciidamadeeda ay kala bixi doonaan Soomaaliya

    February 23, 2019 0
    Bujumbura-(Puntland Mirror) Baarlamaanka Burundi ayaa ku taageeray dowladda hanjabaada ku saabsan in ay la bixi doonaan dhammmaan ciidamadooda katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AIMSOM ee Soomaaliya. Midowga Afrika qorshahooda ku saabsan tartiib uga saarista ciidamada [...]
  • Ilo-xog ogaal ah oo sheegay in Farmaajo uusan la kulmi doonin Muuse Biixi

    February 20, 2019 0
    Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan la kumi doonin hoggaamiyaha maamulka Somaliland, sida ilo-wareedyo xog ogaal ah oo katirsan dowladda Federaalka ay u xaqiijiyeen bog wareedka Puntland Mirror. Maalmihihii u dambeeyay warbaahinta Soomaaliya iyo [...]
  • Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay golaha wasiiradda cusub

    February 16, 2019 0
    Garoowe-(Puntland Mirror) Golaha baarlamaanka Puntland ayaa manta oo Sabti ah meelmariyay golaha wasiiradda cusub oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. 63 xildhibaan oo kulanka fadhiyay, ayaa ogolaaday in la meelmariyo golaha wasiiradda. [...]

YOU MAY ALSO LIKE

  • Amisom forces stopped Somalia’s Minister for Humanitarian Affairs and Disaster Management to get into Halane base in Mogadishu

    April 13, 2017 0
    Mogadishu-(Puntland Mirror) Amisom forces on Wednesday stopped Somalia’s Minister for Humanitarian Affairs and Disaster Management when she tried to get into Halane base in Mogadishu, she said on her Twitter. Mrayan Qasim Ahmed said on [...]
  • Ganacsade Maxamed Mire Cali oo beeniyay in uu xiriir la leeyahay hoggaamiyaha kooxda ISIS ee Soomaaliya

    February 10, 2018 0
    Boosaaso-(Puntland Mirror) Ganacsade Maxamed Mire Cali Yuusuf ayaa beeniyay in uu xiriir la leeyahay hoggaamiyaha kooxda ISIS ee Soomaaliya, Cabdiqaadir Muumin. “Ma jirto wax xiriir ah oo aan la leeyahay, maba aqaani ninkan la sheegayo,” [...]
  • AET search for finance officer

    February 3, 2017 1
    AET is an international NGO supporting education across the Horn and East Africa. AET has been implementing Education related projects in Somalia since 1996 working alongside MoE&HE to improve education provision and access at all [...]

NEWS IN PICTURES

About US

Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.
Recent Comments
  • Abdikadir Barre yusuf on Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo soo doortay golihiisa cusub ee wasiiradda
  • maxamed weydow hasan on 36 shaqo oo ka banaan haayadaha dowladda Puntland
  • Abdulqadir Tallman on Donald Trump oo safiir cusub u magacaabay Soomaaliya
  • Home
  • Contact us
  • About us

Copyright © 2018 All rights reserved | Designed by Dhismo ICT Solutions