Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo yimid Muqdisho

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo XG ee Qaramada Midoobay ku soo dhaweynaya Muqdisho. Isha Sawirka: [Facebook]


Muqdisho-(Puntland Mirror) Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta oo Talaado ah safar shaqo ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Xoghayaha ayaa waxaa garoonka Aadan Cade ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse.

Guterres ayaa inta uu joogo Muqdisho kulamo la yeelan doona masuuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ay taageero balaaran siisa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*