Xaashi ayaa helay 43 cod, halka Mustafe Maxamed Qodax oo la tartamayay uu helay 9 cod.
Xildhibaanada aqalka sare ayaa sidoo kale afhayeen ku xigeenka kowaad u doortay Abshir Maxamed Axmed, halka ku xigeenka labaadna ay u doorteen Mowliid Xuseen Guhaad.