Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo beenisay in Agaasimaha Guud uu iscasilay

Puntland Mirror
0 Min Read
Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland Guud Faysal Cabdullaahi Warsame. [Sawir Hore]

Agaasimaha Guud Wasaaradda Maaliyadda Puntland Faysal Cabdullaahi Warsame. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa beenisay in Agaasimaha Guud Faysal Cabdullaahi Warsame uu iscasilay, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee wasaaradda maanta oo Talaado ah.

Qaar katirsan warbaahinta maxaliga ah ayaa tebisay in agaasimaha uu iscasilay iyagoo aan sheegin ilo-wareedka ay ka heleen iscasilaada masuulka.

Share This Article
Leave a Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *