Askar taagan meel u dhow burburka gaarigii qaraxa isbiimaynta ah loo adeegsaday [Sawirka: Twitter]Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo askari oo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ah ayaa ku dhimatay kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay kantarool kuyaala meel u dhow caasimada Soomaaliya ee Muqdisho maanta oo sabti ah, sida ay ilo-wareedyadu sheegeen.
Kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaas, sida ay sheegtay idaacada Al-Shabaab ee radio Al-Andalus.
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.
Be the first to comment