Shir Muqdisho uga furmay xukuumada Xasan Shiikh iyo masuuliyiin hore

Kulanka wadatashiga. [Villa Somalia]

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kulan u dhaxeeya xukuumada xilka haysa ee uu hoggaamiyo Xasan Shiikh Maxamuud iyo siyaasiyiin hore oo ay ku jiraan raysulwasaareyaal ayaa maanta oo Arbaco ah ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlayaa xaaladda dalka, amniga, ciribtirka Khawaarijta, dib u eegista dastuurka, iyo doorashooyinka soo socda, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay barta Facebook ee Villa Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*