Shan qof oo lagu dilay rasaas lagu furay meherad kutaala Goldogob January 18, 2024 Puntland Mirror Puntland, Somalia 0 Degmada Goldogob. [Isha Sawirka: Twitter/Jacfar Mohamed] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Shan qof ayaa naftooda ku waayey kadib markii qof hubeysan uu rasaas ku furay goob lagu qaxweeyo oo ku taalla degmada Goldogob ee gobolka Mudug fiidnimadii Arbacada, sida ay sheegeen ciidamada booliiska. Saraakiisha ammaanka ee degmadaas ayaa sheegay in sidoo kale isla goobta lagu dilay ninkii falkan geystay. Related PostsFebruary 25, 2017 Ciidamada ammaanka Puntland oo gudaha Boosaaso ku xiray tobonaan looga shaki qabo argagixisoAugust 30, 2016 Ugu yaraan 10 qof oo lagu dilay qarax isbiimayn ahaa oo ka dhacay banaanka hore ee xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee MuqdishoJuly 17, 2018 Madaxweynaha Puntland oo danjiraha Sweden u qaabilsan Africa kulan kula yeeshay BrusselsMarch 9, 2018 Dowladda Puntland oo sheegtay in 1.6 milyan oo qof ay wajahayaan abaar
Be the first to comment