Taliyaha guud ee ciidamada Turkiga ayaa sheegay weerarka uu ka dhacay tuulada Suflaniyah ee gobolka Al-Bab ee gudaha Suuriya.
Turkiga ayaa markii kowaad taangiyadiisu waxa ay ka gudbeen xadka Suuriya bishii Agoosto ee sanadkii lasoo dhaafy, si ay ula dagaalamaan dagaalyahanada ururka ISIS iyo xoogaga Kurdiyiinta ee ku sugan gudaha Suuriya, kuwaasoo sheegtay masuuliyada weeraradii ugu dambeeyay ee argagixiso oo dhiig badan ku daatay oo ka dhacay gudaha magaalooyinka Turkiga.