![Raysulwasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake. [Sawirka: Reuters]](https://puntlandmirror.net/wp-content/uploads/2016/06/Sharmaake.jpg)
Inta uu ku guda jiro safarkiisa, RW Soomaaliya ayaa la filayaa in uu kulan la qaato masuuliyiinta sare ee Imaaraatka, sida ilo-wareedyo ku dhow RW ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror.
RW wakhtigiisu dhammaanayo, kaasoo uu magaacabay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud sanadkii 2014-ka, ayaa u taagan doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
 
					 
							
 
                                
                             