Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sideed qodob meelmarintoodu ay muhiim tahahy si horey loogu sii socdo oo xal looga gaaro doorashooyinka Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada subaxnimadii hore ee Arbacada.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhammeystiran.
Be the first to comment