Puntland oo ka soo horjeesatay go’aanka baarlamaanka Soomaaliya ee muddo kordhinta

Garoowe-(Puntland Mirror) Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kaga soo horjeesatay go’aanka baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay muddo labbo sanno ah ugu kordhiyeen xukuumada Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wakhtigeedii dhammaaday.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Puntland ka soo baaxay maanta oo Khamiis ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*