Madaxweynaha Puntland oo magacaabay agaasime ku-xigeenka nabadsugida Puntland

Puntland President
Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. Sawirka: Xafiiska warfaafinta madaxtooyada.

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka nabadsugida Puntland.

Digreetada Madaxweynaha oo ku taarikhaysnayd 30 July, 2016, ayaa lagu magacaabay Cabdinuur Maxamed Diiriye agaasime ku-xigeenka nabadsugida dowlada Puntland.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Xaashi Aadan Cilmi u magacaabay taliyaha nabadsugida gobolka Mudug, sida ku qoran digreetada Madaxweynaha.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*