Somalia Maleeshiyo katirsan Galmudug oo ugu yaraan shan qof ku dilay gudaha gobolka Mudug Last updated: June 14, 2017 11:33 am By Puntland Mirror Share 1 Min Read Sawirka: Nin reer guuraa ah oo qori AK-47 ah sita. SHARE Maleeshiyo katirsan Galmudug oo ugu yaraan shan qof ku dilay gudaha gobolka Mudug. [Sawirka: Archive]Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan shan qof ayaa la dilay 10 kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii maleeshiyo katirsan Galmudug ay beegsadeen dad shacab deegaanka Laan-Qawar ee degmada Jariiban, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Sida ay ilo-wareedyadu sheegeen, wadahadalo fool-ka-fool ah oo u dhaxeeyay Puntland iyo Galmudug ayaa istaagay kadib weerarkan cusub. Shalay oo Talaado ahayd, wasiiro ka socda Puntland iyo Galmudug ayaa gudaha magaalada Gaalkacyo ka bilaabay wadahadalo, ujeedada wadahadalada ayaa ah sidii loo xasilin lahaa gobolka Mudug. Share This Article Email Copy Link Print ByPuntland MirrorFollow: Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World. Previous Article Galmudug militiamen killed at least five people in Mudug region Next Article Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo soo saartay go’aamo cusub oo lagu sugayo ammaanka Muqdisho Leave a Comment Leave a Reply Cancel replyYour email address will not be published. Required fields are marked *Comment * Name * Email * Website Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. TopicsClimate Change featured Global Affairs Health Hot Opinion Policy Analysis politics Research